
A SCARY NIGHT | SHORT FILM
A robbery goes wrong!
source
Reviews
0 %
A robbery goes wrong!
source
inaba caadi maaha filimku jiliinka dahabiya ๐
โค๐๐ข๐ ๐asnammx
Jiliinkina jiliin waa dhaafay why noo sobadiya mahadsanidiin wakhtiga idinka gabay dhalinyarow โค๐
Plot twist fiican baad u sameeseen ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ 0:51
๐๐๐๐ค๐โ
Heesaxa iska ilaali. Waa haram
๐๐๐๐
Sheeko ahaan iyo funny ahaan aad u fcn yhy lkn ayada oo ay arkayaan wax yaabo cabsi ah ama naxdin ah ma aysan aheen 2 daqiiqo oo dhan inay hal meel wada joogaan ๐๐ inay cabsi iyo naxdin muujiyaan ayaa fcnaan laheed marwalbo wax naxdin leh ay arkaan
Inaba caadi maha๐
Filimba filimka uu ka quruxbadanyahay waaka shaqo bdanyahay
Wan jeclahy filimkan
Kkkkkkjj๐๐๐ข
Adi maa saas noogalooyo ๐ ๐
Faraska madow waa na waalooyaa๐๐๐๐
Shuluqa waa u fadhida jilninka๐๐๐
Kusocda
Faraska madow nacalad jinni qabaa filaa ayado jilliin ah ayuu dhab inooga dhigi gaaray walle
Waa Jilliin aad u sarreeya, balse ciwaanka muuqaalka iyo Agaasinka dambe (qaybta jilayaasha magacooda ku qoran yihiin) inay Afsoomaali noqdaan ayaa ila wanagaasanayd, maadaama dad Soomaali ah ay daawanayaan.
HABEENKII NAXDINTA BADNAA!
HABEENKII GURRACNAA!
HABEENKII CABSIDA BADNAA!
Ciwaannada Afsoomaaliga waa lagu soo raadin karaa muuqaalka, balse kuwo kale muuqaallo kale ayaa soo baxaya..
Waad mahadsan tihiin, Afkeenna aynu u istaagno..
3:32 cabsi cabsi๐๐
faraska madow naga dhaf ciyaarta wapa naaga caabsiye๐๐
My teammmmmmmm i love this team wllhi๐๐
Anaba cabsade๐ข๐ ๐
Muuqaalada shactarada u adeegsada waaqica bulshada oo fariimo ku gudbiya, waa la dhacsanahay sida aad muuqaalada u sameysaan sidoo kale camera yaqaanka idinka duubana behind the seen ku Soo darada si ay bulshada u baratoโคโคโคโค
Somalireact โค
Wagwan โค
3:25 galaa๐
oov Edit+talent ๐๐ฎ
Wr sqdhxa dwdy๐คฃ
Jini jini Aa nokeenteen waraa kalataga dadka khuraafaadkan wey ka il baxeene
FILINKA WAA TOP LKN HAL MEEL AA JIRTO AA RABO INAA IDINKU DARSADO WAA COLORKA GRADINGKA XOGAHA HOROR UMA EKEEN MARKA YACNI COLOR KA TURJUMAYO CABSI CABSI MAHA
Nio xaalkan oo kale ilaahay baa laysku dhiibaa walow ay jilliin tahay riwaayad
โคโคโคโคโคโคโคgood short film
Marka hore maxaa idin Soo watay๐ ๐
Keep going โคsomali react
Beenta aad ku dhaaraneysan maad iska deysaan wllhi waa kana kulaha kuwan iska daaya munafiqiinta is ticmaasho beenta iyo ibliis
Best film ๐ฅ ee somali jisho kan ugu shidna waye ๐๐
Amazing โค
Team Somali react that's a gr8t comeback i used to support you guys when days were days keep the fan flowing being a supporter since 2015.
best filim ๐
๐๐
3:32 maxaa sameyn leheed ๐๐๐๐๐
War waxan filom wuu dhaafay
Sooraan baa laga hayey " ilaahow balaayo qoorta hanoo gelin " ahun …
๐๐๐๐๐ข
Hhhh
FARAS MADOW TALENTED