
A SCARY NIGHT | SHORT FILM
A robbery goes wrong!
source
Reviews
0 %
A robbery goes wrong!
source
inaba caadi maaha filimku jiliinka dahabiya 👏
❤🎉😢😅😊asnammx
Jiliinkina jiliin waa dhaafay why noo sobadiya mahadsanidiin wakhtiga idinka gabay dhalinyarow ❤😂
Plot twist fiican baad u sameeseen 😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 0:51
😂😂😂🤐😈☠
Heesaxa iska ilaali. Waa haram
😂😂😂😂
Sheeko ahaan iyo funny ahaan aad u fcn yhy lkn ayada oo ay arkayaan wax yaabo cabsi ah ama naxdin ah ma aysan aheen 2 daqiiqo oo dhan inay hal meel wada joogaan 😂😂 inay cabsi iyo naxdin muujiyaan ayaa fcnaan laheed marwalbo wax naxdin leh ay arkaan
Inaba caadi maha😂
Filimba filimka uu ka quruxbadanyahay waaka shaqo bdanyahay
Wan jeclahy filimkan
Kkkkkkjj🎉🎉😢
Adi maa saas noogalooyo 😅😅
Faraska madow waa na waalooyaa😂😂😂😂
Shuluqa waa u fadhida jilninka😂😂😂
Kusocda
Faraska madow nacalad jinni qabaa filaa ayado jilliin ah ayuu dhab inooga dhigi gaaray walle
Waa Jilliin aad u sarreeya, balse ciwaanka muuqaalka iyo Agaasinka dambe (qaybta jilayaasha magacooda ku qoran yihiin) inay Afsoomaali noqdaan ayaa ila wanagaasanayd, maadaama dad Soomaali ah ay daawanayaan.
HABEENKII NAXDINTA BADNAA!
HABEENKII GURRACNAA!
HABEENKII CABSIDA BADNAA!
Ciwaannada Afsoomaaliga waa lagu soo raadin karaa muuqaalka, balse kuwo kale muuqaallo kale ayaa soo baxaya..
Waad mahadsan tihiin, Afkeenna aynu u istaagno..
3:32 cabsi cabsi😂😂
faraska madow naga dhaf ciyaarta wapa naaga caabsiye😂😂
My teammmmmmmm i love this team wllhi💐💘
Anaba cabsade😢😅😅
Muuqaalada shactarada u adeegsada waaqica bulshada oo fariimo ku gudbiya, waa la dhacsanahay sida aad muuqaalada u sameysaan sidoo kale camera yaqaanka idinka duubana behind the seen ku Soo darada si ay bulshada u barato❤❤❤❤
Somalireact ❤
Wagwan ❤
3:25 galaa😅
oov Edit+talent 🎉😮
Wr sqdhxa dwdy🤣
Jini jini Aa nokeenteen waraa kalataga dadka khuraafaadkan wey ka il baxeene
FILINKA WAA TOP LKN HAL MEEL AA JIRTO AA RABO INAA IDINKU DARSADO WAA COLORKA GRADINGKA XOGAHA HOROR UMA EKEEN MARKA YACNI COLOR KA TURJUMAYO CABSI CABSI MAHA
Nio xaalkan oo kale ilaahay baa laysku dhiibaa walow ay jilliin tahay riwaayad
❤❤❤❤❤❤❤good short film
Marka hore maxaa idin Soo watay😅😅
Keep going ❤somali react
Beenta aad ku dhaaraneysan maad iska deysaan wllhi waa kana kulaha kuwan iska daaya munafiqiinta is ticmaasho beenta iyo ibliis
Best film 🎥 ee somali jisho kan ugu shidna waye 🎉😂
Amazing ❤
Team Somali react that's a gr8t comeback i used to support you guys when days were days keep the fan flowing being a supporter since 2015.
best filim 😜
😂😅
3:32 maxaa sameyn leheed 😂😂😂😂😂
War waxan filom wuu dhaafay
Sooraan baa laga hayey " ilaahow balaayo qoorta hanoo gelin " ahun …
😂😂😂😂😢
Hhhh
FARAS MADOW TALENTED