Leave a reply to @AmiinMaxamud-c2v Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

47 Comments

  1. Sheeko ahaan iyo funny ahaan aad u fcn yhy lkn ayada oo ay arkayaan wax yaabo cabsi ah ama naxdin ah ma aysan aheen 2 daqiiqo oo dhan inay hal meel wada joogaan 😂😂 inay cabsi iyo naxdin muujiyaan ayaa fcnaan laheed marwalbo wax naxdin leh ay arkaan

  2. Waa Jilliin aad u sarreeya, balse ciwaanka muuqaalka iyo Agaasinka dambe (qaybta jilayaasha magacooda ku qoran yihiin) inay Afsoomaali noqdaan ayaa ila wanagaasanayd, maadaama dad Soomaali ah ay daawanayaan.

    HABEENKII NAXDINTA BADNAA!
    HABEENKII GURRACNAA!
    HABEENKII CABSIDA BADNAA!

    Ciwaannada Afsoomaaliga waa lagu soo raadin karaa muuqaalka, balse kuwo kale muuqaallo kale ayaa soo baxaya..

    Waad mahadsan tihiin, Afkeenna aynu u istaagno..

  3. Muuqaalada shactarada u adeegsada waaqica bulshada oo fariimo ku gudbiya, waa la dhacsanahay sida aad muuqaalada u sameysaan sidoo kale camera yaqaanka idinka duubana behind the seen ku Soo darada si ay bulshada u barato❤❤❤❤

  4. FILINKA WAA TOP LKN HAL MEEL AA JIRTO AA RABO INAA IDINKU DARSADO WAA COLORKA GRADINGKA XOGAHA HOROR UMA EKEEN MARKA YACNI COLOR KA TURJUMAYO CABSI CABSI MAHA