
PART 4: Sheydaan – ARBACO | Short Films | 2025
Join this channel to get access to perks: https://www.youtube.com/channel/UCHy8W_qop56jQfX_wIc1vfA/join SUBSCRIBE: …
source
Reviews
0 %
😀😀 Filinkan super heat weye Wlh
Tageeera buuuxda
Naagtaada wax waa loo qabtaa lkn gumeeysi maahan garasho waaye adigoon dadka isku dirin😅😅
😂😂😂
😂
😊
😂😂😂
Runtii wa wax jira
Shaydaanka la iska naaro hadaad maqashay waakan 😂😂😂
Aniga xitaa wan wataa lowkan
Lowkaan iyo xariif magaalo lee astaan kadaawadaa labadaaz nin ilgaar ah halagu haayo 😂mishaarkana ukor dhiya labo legend waaye
Saxibka I'll mahaga Ader Ha u noqdo Waa Fican tahay Ilen Waa Saxibka ee Asaga kaga war qabayo ilmaha
Low kaan horta why uu moryaan ugu egyahay 😂😂😂
Waa filim lkn waasida lobadan yuahay ragoow hala dulqaato
Ar lookaanaa
yaab badana😂😂😂😂😂 noso badiaaa
Lowkan my favourite actor
Sax waa sidaa , naagtaada waa inaad ka adkaatid , amarkaaga waa inee qaadato hadee iswaashana fur oo tu kale guurso wee buuxaan , madhamaanayan
Riwaayadii sacad mirqaan bay xadeen ala reer xamarku waa tuugo😅😅
Lowkaan Legend sxb Xabadaada hadaa heysan weyso baaba waa Laguu haaynaa.
Hoga an farsanayaa❤🎉
Ala alaaaa amiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Another level Lee Lamarooya😂
4:13 howshaan sheydaana wato kulahaa😂😂😂😂
😂😂😂
ilaahada wandawanaya waxna kama fahmin
Ninki naagtis ilashan wayo wa lo ilalin😂😂😂
waliga inta noshahay iska dhowr rag iska dhicis inta asxabta la jogto
xaaskada wanaji inta awodi karto
Waa kufuray kulaha balayo kugu dhacdy War ma sidas fudud buu gabdha kufuray😂😂
Nin waliba gurigiisa gurguurad ayuu ku jooga
Muuse Hakaa Saarto😂
Ninkii lowkan ahaa ee laadarka iska dhigayay goormee sidaan u jabay😂😂😂😂😂😂😂
Lowkaan what an actor😂
LOWKAAN umada Alle Haka Qabto😂😂😂😂
So short so sweet.