
PART 1: $18 – ARBACO | Short Films | 2025
Join this channel to get access to perks: https://www.youtube.com/channel/UCHy8W_qop56jQfX_wIc1vfA/join SUBSCRIBE: …
source
Reviews
0 %
hhhhhh wlh ninwalbo sidas kufikiro weyficnthy ine sidan kudhacdo hora lodhahy miro bisil mirp geed saran lomadaadiyo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
18😂😂😂😂😂
Malabo killer waye
2:58 😂😂😂😂😂😂😂😂 End
Legend waye ninkan actor wa dhaafay
Malapo😂😂😂
Lowkaan best actor 👏 🎉
Toosane wuu dhacan yaby napeee 😂😂
,😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Muqalkan wuxkahadlaya mira geed kusaran kuwo tafta kugujira lomadadiyo ado gabar qaba ooy xaskgatahy intafurtid midkle oodan qabin ha u ordin
141 lambara lacg ku qaldi 😂
Inta kaheshay like saara😂😂
Ka xaaxabi malabka ha iga daadinin😂
1:25 lpxow malabkaan ha iga daadin taas waa kaa haayaa lowkaanow
Waa aromo waaqici ah
Oo bulshada ku badan😊
😂😂😂😂
No so badiya beela wye❤
Caadi ma ahan noo soo badiya❤❤❤
Adba naagta dhib kugu heesay 18+18+18 1sano canahisa Wye haka saarto lacaga qldy😂😂
😂😂😂😂
kakakakakkaak numbar aan lacag ku qalday hahahahhah meeqo 18.dollar
😂😂😂
Saas halagu sameeyo kii ilmahiisa dayaca khasaaro 😂
CSS❤
Wll Lanbara lacag ku qalde 😅😅
2:42 Toosane qaloocow hakaa saarto 😂😂
Ilmaha Caanahoda wadada lo gilaye hadda maqli jirtaye tano kale😂😂
Anigay sidaa igu dhici lahayd hadda ka hor lkn maxay kaaga taal 5daqiiqo iyadoo aan laga soo wareegin ba shirkadda ayaan la hadlay lacagtiina waa kasoo celiyay.
Lowkan sane ma taqana hhh
Wlhi laba go'aan o kala daran buu qaatay.😂😂
Somti kuukintii waa ka haynaa libaax😂😂
Somaliya ayaa lagehelaa lacagaad qof udirta inaad kasoceshato 😂😂😂😂😂😂😂
waxaa iiga daran taarikhda maanta waa 18
lacagta bishan isku celcelin rabana waa 18
like waxaan ahaay qofka 18 aad
anigaawaxa ahay 18 jir
adiga cooment aqrinaayo waxaad thy qof 18 aad
😂😂
Alaha ilmihisa iyo rerkisa ayuu ilmo kale ubaabi iyay
Wax walba ma 18 waye maxawaye
xariifkan waa la dhacay 😂